TACSI TIIRAANYO LEH Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Waxaa si murugo leh loo sheegay geerida Imamkii degmada Awaare, Sheekh Ismaaciil Sheekh Abiib (رَحِمَهُ اللهُ).Sheekhu wuxuu ahaa tiir-dhexaad bulshada, isagoo 25 sano ee la soo dhaafay dacwo ka waday Masjid Jaamaca Awaare, kana qeyb qaatay xalinta khilaafaadka iyo hagida ummadda. Xafiisku waxuu tacsi tiraanyo leh […]